Dal Afrika kuyaala oo la xaqiijiyay in lagu arkay Cudurka Halista ah ee Caronavirus

Dalka Masar ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo kuyaala Qaarada Afrika oo laga helay cudurka Caronavirus ee ka dilaacay dallka Shiinaha , kaa oo galaaftay nolosha dad ka badan 1,500-qof . Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Masar ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee caabuqa coronavirus ee lagu arko gudaha dalkaasi, waxaana la karantiilay qofka laga helay … Continue reading Dal Afrika kuyaala oo la xaqiijiyay in lagu arkay Cudurka Halista ah ee Caronavirus